Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kaa shaneysa mid kamid ah hay’addaha ka howlgala Dhoobley ayaa Maamulayaasha Iskuulada Degmada Dhoobley u qabatay tababar ay ujeedadiisu ahayd sidii fahan buuxa looga siin lahaa barnaamijka quudinta Iskuulada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya