WARARKA Maamulka Iskuulka Hoose Dhexe ee Iqra oo kawarbixiyay Xaalada Waxbarasho ee Iskuulkaasi. By admin - September 21, 2022 0 140 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamule kuxigeenka Iskuulka Hoose Dhexe ee Iqra ee Degmada Dhoobley Maxamed Ooge Aaden ayaa kawarbixiyay Xaalada Waxbarasho ee Iskuulkaasi iyo sida ay wax u baraan Ardeyda. Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/09/Warka-Cabdullahi-Maamulka-Iskuula-Iqra-ee-Degmada-Dhoobley-oo-kawarbixiyay-Xaalada-Waxbarasho-ee-Iskuulkaasi.mp3