Maamulka Degmada Dhoobley oo ka kawarbixiyay Qorshayaashooda ku aadan Horumarinta Waxbarashada.

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Sheegay in ay xooga saari donaan Horumarinta Waxbarashada Degmada, Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa dhankooda soo dhoweyeey Qorshayaasha Maamulka Degmada ee la xidhiidha Horumarinta iyo kor u qaadista tayada Waxbarasho ee Magaalada Dhoobley.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarrameysa