Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Haweenka danyarta ah ee ku nool kaam Qorax ee Magaalada Dhoobley oo ka sameystay kaamkaasi Ganacsiyo yar yar ayaa kawarbixiyay ganacsigooda iyo caqabadaha ay la kulmaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramay
Audio Player