WARARKA Magaalada Dhoobley oo laga hirgaliyay Goobo lagu iibiyo hadiyadaha. By admin - September 13, 2022 0 186 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa laga hirgaliyay Goobo Ganacsi oo lagu iibiyo Agabka Hadiyadaha kaasi oo markii bulshadu u doonan jireen Magaalooyinka kale ee Dalka. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/09/Warka-Naxwo-goobo-lagu-iibiyo-hadiyadaha-oo-laga-hirgaliyeey-degmada-dhoobley.mp3