Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayaasha ku xoolo beelay abaaraha ka jira Deegaanada Jubbaland ee ku nool kaamka Danwadaag ee Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa bilaabay dhaqashada Digaaga si ay nolol maal-meedkooda uga soo saartaan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa