Midowga Yurub oo Balaayiin Dollar ugu deeqay Ukraine

0
163

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa uga mahadceliyey Midowga Yurub dhaqaale gaaraya 5 bilyan oo Yuuro oo ah gargaar ah oo ay deeqeen.

Zelenskyy ayaa wuxuu sheegay in waddanku uu u baahan yahay barnaamij “buuxa” ah oo maalgelin ah oo laga helo Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF, si dhaqaalaha dalkaasi loo soo dhiso.