Aqoonyahanada Ku nool Degmada Dhoobley oo ka Hadlay Sida kor loogu Qaadi Karo Wax soo saarka Dalka.

0
155

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah aqoonyahanada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo warbaahinta Sanguuni lahadlay ayaa ka warbixiyay Sida loo horumarin karo loogana faa’iideysan karo Wax soo saarka dalkeena.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa