Ganacsatada Degmada Dhoobley oo ka hadlay sida loo horumarin karo Doorka haweenka ee Ganacsiga.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haween badan oo Soomaliyeed waxaa ay ganacsiga ku biireen iyagoo aanan aqoon fiican u lahayn habka maareynta, waxaana intooda badan in ay ganacsiyo yar yar bilaabaan ku kalifay burburkii iyo xaaladihii adkaa ee uu dalku soo maray.

Qaar kamid ah ganacstada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo Warbaahinta Sanguuni lahadlay ayaa sharraxaad kabixiyay sida loo hormarin karo loona taageeri karo  ganacsiyada ay haweenka hirgaliyaan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay