Dhalinyaro ku nool Dhoobley oo nolosha qoyskooda ka maareeya wareejinta alaabaha yar yar.

0
198

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa nolol maalmeedkoda ku soo dhacsada wareejinta alaabo yar yar oo inta badan ay isticmaasho bulshada sida nac naca, catarada, uunsiga, saabuunta iyo waxyaabo kale iyago ka soo saarta nolol maalmeedkooda iyo mida qoysaskoda, Dhalinyaradan ayaa sheegay in alaabahaan yar yar ay ku wareejiyaan xaafadaha Magaalada Dhoobley si ay u gaadhsiiyaan Bulshada aan awoodin in ay suuqa weyn wax ka doontaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawarmaya