Bulshada Degmada Dhoobley oo ka hadlay Horumarka xoggan ay ku talaabsanayso Dhoobley.

0
174

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay ku talaabsaneesay hormaro kala duwan sida ganacsi hana qaaday caafimaadka iyo sido kale dhismaha oo si xawaare leh uga socda Degmada.

Qaar kamid ah bulshada ku nool degmada dhoobley oo aan waraysi la yeelanay ayaa inooga warbixiyay hormarka xoggan ee ay ku talaabsaneyso degmada tani dhoobley.

Dhawaan ayay eheyd markii degmonimo loo ansixiyay magaalada dhoobley oo ah magaalo xuduudeed islamarkaana hormaro xawaare leh ku talaabsaneysay sannadihii ugu danbeeyay

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya