Heybsooca iyo takooridda lagu hayo dadka ku shaqeesta farsamada gacanta oo wali bulshada dhexdeeda aan ka dhamaanin.

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dunida maanta qofkasta wuxu ku shaqeestaa xirfadisa u gaarka ah taaso u ku kaaba nolol maalmedkiisa, dad Badan ayaa Waxey ku Shaqeystaan Farsamad gacanta Qeybaheeda kala duwan iyagoo isuga jira dhalinyaro iyo dad Waaweyn waxeyna ay ka soo saartaan maareynta noolashooda.

Dadka Ku shqeesta Farsamada Gacanta gaar ahaan kuwa biraha tuma ayaa Waxey Inta Badan Soo Saaran Sida Tooreyda, Masaarta, Yambada iyo aqabyo Kale oo ay Bulshada u Baahanyihin.

Qaar kamid ah dadka iyagu ku shaqeesta farsamadan oo warbahiinta sanguuni la hadley ayaa sheegey in ay bulshada kala kulmaan  heybsooc iyo hadallo ay ku farsaneyn.

Dhanka kale Cali cumar waxaa uu kamid yahay dadka ku nool degmada dhoobley, cali ayaa sheegay in aysan wangsaneyn in qofka shaqeysanayo anaan qalbiga laga jabiin islamarkaana la dhiiro geliyo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay