Dhaqaatiirta ka hawlgala xarumaha Hooyada iyo dhalaanka Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay shaqooyinka ay u qabtaan bulshada.

0
178

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarumaha Hooyada iyo dhalaanka xaafaddaha Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ah xaruma caafimaad oo inta bulshada ka haqabtira bulshada adeegyada caafimaad, waxaana maalin waliba yimaadda Haween Ureey ah, kuwa nuujiya caruur ay nafaqo daro hayso iyo waliba dad kale.

Qaar kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha xarumaha Hooyada iyo dhalaanka xaafadaha Waabari iyo Boosniya ayaa ka warbixiyay adeegyada ay bulshada ku nool xafadaha kala duwan ee Dhoobley ay ka helaan xarumahan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya