Dhalinyarada Dagmada Dhoobley oo loogu baaqay inay ka shaqeyaan Horumarinta Magaalada.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada oo ah lafdhabarta bulshada ayaa waxay door muuqda ka qaataan dib u dhiska dalka iyo hormarinta arimaha bulshada taasi oo muhiim u ah dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Dhalinyaradu waa tirada ugu badan ee ku nool gudaha dalka waxa ayna kaalin weyn kaga jiraan qeybaha kala duwan ee bulshada waxaana haatan dhalinyarada Magaalada Dhoobley loogu baaqay in kaalintidooda ka qaataan hormarinta deegaanka Madama magalada laga dhigay Degmo isla markaana loo baahanyahay in ay muuqato bilicdeeda.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley oo aan wareysi la yeelanay ayaa ugu baaqay dhalinyarada inteeda kale inay ka shaqeeyan hormariinta iyo bilic soo celinta Degmada dhoobley.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa