Qiimaha Khudaarta Dhoobley oo kor u kacay.

0
380

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qiimaha la iibiyo qudaarta nocyadeeda kala duwan ayaa sare u kac laga dareemayaa Suuqyada Magaalada Dhoobley,sare u kacan ayaa salka ku hayaa in Deeganada qudaarta laga keni jirey ay ka yaraatay kadib abaarihii baahsanaa ee ka dhacay dalka.

Hadaba qaar kamid bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa sheegay inay saameyn ku yeelatay sara u kacan ku yimid qiimaha qudaarta la kala siisto.

Dhanka kale Ganacstada iibisa khudaarta ee ku dhaqan Dagmada Dhoobley ayaa Radio Sanguuni faah faahin uga bixiyay sare u kacan ku yimid qiimaha qudaarta lakala siisto suuqyada magaalada dhoobely ee gobolka jubada hoose.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya