Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka haweenka nadaafada ee ka dhisan Magaalada Dhoobley oo is kood isku xilqaamay ayaa olole nadafadeed ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha Magaalada iyadoo ujeedka ololahaan ay haweenkaasi ku sheegeen in ay uga gol leeyihiin kor u qaadidda bilicda Deegaanka.
Qaar kamid ah haweenka ololahaasi nadaafadeed kasameynayay magalada ayaa Radiyaha sanguuni u sheegay in ay si iskood ah ay shaqadan uu qabanayaan waxayna maamulka degmada ka codsadeen inay ku taageeraan agabka nadaafada oo dhameystiran si ay bilicda dagmada u noqoto mid soo jiidashada leh.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa