Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan hadalada naceybka xanbaarsan iyo sida ugu haboon ee wax looga qaban karo

0
197

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan hadalada naceybka xanbaarsan iyo sida ugu haboon ee wax looga qaban karo.