Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa wayadii danbe ku soo badanayay Ganacsiga Malabka Waxana Inta badan ay yihin bushada ka ganacsada malabka kuwa ka maareeya noloshooda.
ka ganacsiga Malabka ayaa qeyb ka naqon kara Horumarinta Dhaqaalaha Deegaanka hadii siwacan loga Faa’iideysto.Malabka ayaa daawo u ah cuduro badan sida Ilaahey uu Qur’aankiisa ku sheegay.
Marka laga Yimaado Daawanimada Malabka waxaa uu sido kale Ganacsi ay nolol maal-meedkooda ka soo saartaan uu u noqday Qaar Badan oo kamid ah Bulshada Soomaaliyeed.
Qaar kamid ah Ganacsatada Ii biya Malabka ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa warbaahinta Sanguuni uga warbixiyay ganacsiga malabka sida uu yahay iyo halka looga keeno Iyagoo sido kale xusay in ay Kamaareeyaan Nolosha Qoysaskooda.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa