Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dowladda

0
218

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan is xogwareysi ah la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Agaasimayaasha Guud ku xog-wareeystay howlaha shaqo ay bulshada u ahyaan,isagoona faray dardar gelinta howlaha Qaranka.