Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha ayaa mudooyinkii dambe kuso badanayay goobaha waxbarashada iyagoo markaasi ay fahmeen fa’iidada ay ledahay waxbarashada kuna dhiiraday inay waxbarashada heer sare ka gaadhaan.
Oraah somaali ayaa dhaheyso gabdh waxbaratay waa bulsho waxbaratay Gabdhaha ayaa ah kuwo Kaalmaha hore ka gala waxabrashada iyadoo Sanadadaan ay ka qalanjabinayan iskuladaa macaahida iyo sido kale jamaacadaha.balse aysan badankood wax shaqo ah helin.Shaqo la’aanta dhalinyarada ayaa noqotay mid si ba’an u baahday
Qaar kamid ah aqoonyahanada ku nool magalada dhoobley ayaa gabdhaha ugu baaqay in ay la yimadan hal abuur ganacsii Si islamarkaana loo xakameeyo shaqo la’aanta dabarka goosatay ee dalka gees ilaa ka gees isaga talawday lagana shaqeeyaa dhiirigalinta yagleelida ganacsiyo yaryar oo u suurogelin kara bulshada tabaalaysan si ay quudkooga kala soo baxaan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa