Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Haweenka danyarta ee ku nool kaamamka Barkacayaasha ayaa qaarkood waxay nolashooda ku maareeyaan ka ganacsiga qudaarta nooyadeeda kala duwan si ay nolal maalmeedka ugu raadsadaan.
intooda badan deegaanada ku dhow Degmada kismaayo ayaa looga keenaa canbaha iyo qudaarta taas oo ay ku tiirsan yihiin bulshada ku nool xaafada dalxiiska ee Magaalada Kismaayo.
Qaar ka mid ah Haweenka danyarta oo warbaahinta lahadlay ayaa ka warbixiyay sida ay nolashooda uga maareeyaan ka ganacsiga qudaarta.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarbixinaya