Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu iibiyo taleefonada casriga ah ayaa kusoo badanaya magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose.
Ganacsigan ayaa u badan kuwa lagu iibiyo qalabka elekatrooniga iyo taleefoonnada casriga kuwaasoo markii hore laga doonaan jiray magaalada Muqdisho balse hadda looga maarmay goobahan ganacsi ee laga hirgeliyay magaalada Dhoobley.
waxaa xusid mudan in bulshada ku nool Dhoobley ay baahi weyn u qabeen helitaanka goobaha noocan oo kale ah maadama adeegyadii ay u doonan lahaayeen magaalooyinka fog fog loogu keenay deegaanka.
Sikastaba ha ahaatee goobahasi hada laga hirgaliyeey magalada dhoobley qaar kamid ah dhalinyarda abaarutey goobahasi ganacsii ee lagu iibiyo telephonada casriga ay radio sanguuni uga warame qiimaha la ibiyo iyo fa’idada bulshada ay ka dhaxleen furitanka goobahasi.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa