Haweenka Soomaaliyeed oo kaalin muhiim ka qaadanaya Horumarinta Waxbarashada Dalka.

0
189

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Macalinka micno wayn ayuu ugu fadhiyaa Dunidan oo waa mashinka soo saara mufti ama mualif maareeya mushkiladaha.

Sannadahan dambe bulshadeena waxa ku soo badanaaya in shaqada macalinimadu noqoto mid kumeel gaadh ah iyada oo qiimihii iyo muhiimadii ay lahayd lagu soo koobo fikir gaaban. Fikirka noocan ahina waxa uu saamayn taban ku leeyahay qiyamkii iyo kalsoonidii xirfada macalinimo

Hadaba  waxa jira gabdho barayaal ah oo iyagana kamid ah macaliminta maadama ay dumarka markasta ay u taaganyihin maareynta qoyska iyo inay kasoo muuqdaan doorkoodi macalinimo.

Qaar kamid ah macaliminta hablaha ah ee ka hawl gala deeganka dhoobley ayaan ka waraysanay doorka ay haweenka ka qaadan karaan waxabarshada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa