Dhalinyarada Soomaaliyeed oo loogu baaqay ilaalinta afka Hooyo.

0
193

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Af-soomaaliga waa luuqada rasmiga ah ee uu dalkeena leeyahey la is kuna af-garto waxaana qoristiisa la bilaabey 1972 kii oo xiligan maanta laga joogo muddo dheer.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada Dhoobley ayaa waxay si joogta ah u isticmaalaan baraha bulshadu ay ku wada xirirto hase ahaatee isticmaalka baraha bulshada ayey u adeegsadan qorista luuqada Soomaaliga kaas oo aan ahayn sidi xeerka luuqada soomaliga uu qabey, waxay uu adeegsadan xarfo gaa-gaaban taasi oo ay iyagu isku fahmaan.

Hadaba sidee looso noleyn karaa Luuqada af soomaliga oo ay u muqato in ay kasi guurayan dhalinyarada sanadkan ? waxan suaasha weydiinay qaar kamid ah aqoonyahanada iyo waxgaradka ku nool dhoobley

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay