Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubaland qaybna ay ka ahaayeen Madaxweyne kuxigeenka labaad xubno ka tirsan golaha wasiiradda Jubaland oo maanta soo gaaray Dhoobley.

0
135

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan qaybna ay ka ahaayeen Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud xubno ka tirsan golaha wasiiradda Jubaland ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhoobley.

Masuuliyiinta ayaa magaalada ku leh shirkoodii qamiislaha ahaa ee Golaha Wasiiradda kaa oo shir gudoomin doono Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubaland.