Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haween badan ayaa subax walba guryahooda kasoo shaqo taga si ay nolol maalmeedkooda ugu raadiyaan carruurtii ay xaafadda kaga soo tageen iyagoo Gudanayo masuliyadii hoyonimo iyo waliba tii abonimo.
Hoyoyinka ayaa mar waliba u taagan Inay Haqabtiraan Danaha qoysaskooda iyagoo islmarkaan siyabo kala duwan uga shaqeeya Suuqyada.
Inta badan Hoyooyinka ayaa ah Kuwa ugu badan ee Suuqyada Ka shaqeeya iyagoo Kaso Baxayo Boskii Abanimo iyo kii Hooyonimo.
Qaar kamid ah Haweenka ku dhaqan magaaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaan Waraysi la yeelanay inagoo wax ka weydiinay Waxyabaha keena in hooyada ay qaado labada masuliyadood ee ah midii Hoyonimo iyo tii abanimo.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisyay