Haweenka Soomaaliyeed oo ku soo badanaya goobaha shaqooyinka Xafiisyada Dhoobley.

0
232

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxay kaalin muhiim ah ka qaataan horumarrada deegaanka,iyo shaqooyinka bulshada waxtarka u leh,walow ay ku yaryihiin goobaha shaqada ayaa hadana waxaa soo kordhaya Haweenka bartay cilmiga caafimaadka ee ka howlgala xarumaha caafimaadka,gaar ahaan xarumaha Hooyada iyo dhallaanka.

Magaalada dhoobley ee Gobolka jubada hoose ayaa mudooyiinki dambe waxaa kuso badanayay Haweenka Kashaqeya Xarumaha Cafimadka.

Hadaba anagoo warbixinteena ku eegeyno Doorka ay ku leeyihiin haweenku ka shaqeynta goobaha cafimaadka ayaan wxaan soo wareysanay gabdhaha kalkaalisooyinka iyo sido kale dhqaatiirta dumarka ah ee ka shaqeeya goobaha cafimaadka ee deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa ka warramaysa