Qaar kamid ah Bulshada Deegaanka Dhoobley oo ka Digay Jarista Dhirta

0
185

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waayadii dambe waxaa jirtay dhibaatooyin badan oo loo geestay dhirta taasoo sababi karta in uu deegaanka uu ka dhaco nabaad guur.

Qaar kamid ah Bulshada Deegaanka Dhoobley ayaa ka digay jirida iyo xaalufinta dhirta si looga hortago nabaad guur ku yimaada Deegaanka.

Bulshadani ayaa sido kale ugu baaqaday Dadka Deegaanka in siwada jir ah loga wada shaqeeyo ilaalinta Dhirta Deegaanka.Hadaladoodina waxaa kamid ahaa.

Xaalufinta dhirta ayaa gacan weyn ka geysaneysa sii xumeynta kuleylka iyo Isbadalka Cimilada adduunka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya