Bulshada Soomaaliyeed oo si weyn u soo fahmaysa Isticmaalka Daawo Dhireedka.

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa ahaa kuwa wayadii dambe si weyn uu soo fahmayay Isticmaalka Daawo Dhireedka iyadoo Maagaaloyinka Soomaalida laga hirgaliyay goobo badan oo lagu iibiyo Daawo Dhireedka.

Inta badan daawo dhireedka ayaa ka kooban dhir ka baxda dalkeena iyo kuwa laga keeno dalka dibadiisa sida ay sheegeen qaar kamid ah dadka ka ganacsada daawo dhireedka ee ku nool deegaanka dhoobley.

Xasan Cabdi waxa uu kamid yahay dadka iibiya daawo dhireedka waxa uu iiga warbixiyay dhirta mindaawaadka uu iibiyo iyo waxyaabaha ay ka kooban tahay iyo xanuunada loo isticmaalo iyo sida ay dadku u iibsadaan dhirta mindaawaadkaa

Dhanka Qaar kamid bulshada deegaanka ee isticmaalay dawo dhireedka ayaa kawarbixiyay waxtarka daawo dhireedka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya