Wasiirka Waxbarashada Jubbaland oo farriin ku aadan diyaar garowga imtixaanaadka shahaadiga u diray ardeyda dugsiyada sare ee Jubbaland

0
196

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda waxbarashadda hidaha iyo tacliinta sare ee jubbaland mudane Axmed Naji Haji Cabdullahi oo shir jaara’d ku qabtay xafiskiisa ayaa waxa uu si guud uga warbixiyay sida ay jubbaland ugu diyar garowday imtixaanka shahaadiga ah ee dhawaan la qadi doono

Jubbaland oo kamid ah goobahii sanadkii tagay imtixaanka ka galay kalmaha horey ay waxa uu wasiirka kawarbixiyey sida ay sanadkani iskugu diyaariyeen.

Mudane Ahmed Naji Xaji Cabdullahi oo warbahiinta u waramay ayaa sheegay in ay diyar garow aad u ballaaran ay sameysay wasaaradda ardeyduna ay u sameyeen wacyii galin badan sidokale waxaa uu sharaxad ka bixiyey tirada uu fariisan doonto imataxanka shahaadiga ee sanadkan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa