Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyooyinka uurka leh aya waxaa inta badan soo wajaha marxalado kala duwaan oo dhanka nolosha ah sida dhiig laanta, nafaqo darrada,malariyada iyo waliba kuwa kalo badan
Hooyooyiinka ayaa inta badan xiiliga ay urka yihiin aaney xaladooda caafimaad si joogta ah ula soconin taasi oo ay dhiibaato kala kulimii karan xiliga dhalamada.
Hooyo Maryama Daahir Yuusuf waxa ay kamid tahay hooyoyinka ku nool magaalada dhoobley waxan kawaresanay sida ay hooyoyinka uurka leh ula socon karaan xaladooda caafimaad xiliyada ay uurka yahiin iyo walibo ilaa ay ka dhalayaan.
Dhanka kale Cabdi Nasir Bashir Shide oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala xaruumaha caafimad ee deeganka ayaa ugu baaqay hooyooyiinka uurka leh u in ay ku xirnaadaan goobaha caafimaadka si loo siiyo talooyiin caafimaad.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan Faah faahinaysa