Sare u kaca maciishada oo saameyn ku yeeshay Maqaayadaha Cuntooyinka ee Deegaanka

0
267

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada dhoobley ee gobalka jubada hoose ayaa maalmihii u danbeeyay  waxaa laga dareemayay sare u kac xoogan oo ku yimid Qiimaha Maciishada quutul-duruuriga, Sare-u-kac iyo sicir-barar xoog leh, oo saameeyey nolosha dadka ayaa maalmahan laga dareemayaa badeecooyinka sida cuntada, guud ahaan bagaashka, daawada, khudaarta, shidaal-ka, dharka iyo kabaha, Cosmetics-ka, qalabka dhismaha, iyo  waxyaabaha electronics-ka.

Sara u kacan ku yimid qiimaha raashiinka qutul daruuriga ayaa waxa uu saamayn balaadhan ku yeeshay ganacsada makhaayadleyda cuntooyinka kala duwan iibiya ee deegaanka dhoobley.

Qaar kamid ah Mulkiilayaasha Maqaayadaha lagu iibiyo cuntooyiinka kala duwan ee Magaalada Dhoobley ayaa Radio Sanguuni uga warbixiyay waxayaabaha keenay kor u kaca ku yimid Cuntooyinka laga cuno maqaayadaha

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya