Warbixin:-Door intee le eg ayay Ciyaarahu ka qaadan karaan Nabada isdhaxgalka bulshada?

0
200

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ciyaarista kubada cagta ayaa ah mid  inta badan ay xiiseeyaan dhalinyarada soomaliyeed si islamarkaa ay uga madadaaliyaan naftooda xilliyada ay fursada haystaan halka kuwa qaarna ay u ciyaaraan in ay hormariyaan xirfadooda ciyaarista kubada cagta.

Waxaa mudooyinkii danbe soo badanaaye dhaliyarada isticmaasha muqaadaraadka noocyadeeda kala duwan taasoo sabab u noqotay in dhalinyaro badan oo soomaaliyeed ay ka go,aan ciyaarista kubada cagta.

Hadaba waxaan wareysi la yeelanay qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley waxayna inooga warbixiyeen muhiimada dhalinyarada u leedahay ciyaarista kubada cagta iyo sida looga cirib tiri lahaa isticmaalka maandooriyaha.

Sido kale waxaan dhankiisa wax ka waydiinay gudoomiyaha sportska ee magaalada dhoobley cabdiraxiin gaadhari ayaa sheegay in ciyaaruhu qeyb weyn ka qaadan karaan nabadda iyo isdhaxgalka bulshada

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya