Harqaamada Dharka ee Magaalada Dhoobley oo mashquul badan Laga dareemayo.

0
170

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha dharka lagu tolo ee degaanka Dhoobley ayaa waxaa kajiro mashquul aad uu badan iyadoo islamarkana  dadka ay isku diyarinayan inay siitoshaan dharka ay ku ciidi lahaayeen inta an lagariin xiliga cida madama dunida muslimka oo dhan ay u tahay malintaa cidul fidriga maalin aad u weyn

Qaar kamid ah harkhanleyda magalada dhoobley ayaan wax kaweydinay qaabka ay u shaqeeyaan xiliyadan oo kale waxayna inoo sheegeen in wakhti badan shaqeeyaan taasi oy sabab u ah dalabka faraha badan oo ay ka helayaan dadka u diyaar garoobaya munaasabada ciida iyo nashqadaha cusub ee kuso kordhiyeen. Waakuwan harqaanleyda oo sharraxayaa arinkaasi.

Dhanka kale qaar kamid ah macamiisha ku xiran goobahaasi ayaan wareysi la yeelanay waxayna inoo sheegeen in lagama maarmaan tahay in wakhti munaasab ah dharka sii toshaan maadama mashquul badan ay la kulmi karaan maalamaha ciida soo dhawdahay.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa