Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xanuunka Gaaska ayaa ah xanuun inta badan bulshada somaalida dhibaato ku haya waxaana keena dhowr sabab oo kala ahIsticmaalka Daawooyinka qaarkood sida asprin-ka iyo antibiotics-ka qaar kamid ah.
Sido kale waxaa xanunkan sababaa Aashitada caloosha oo badata, taasoo ay badiso gaajada muddada dheer ah taso sabab u ah in dadka badanaa ay ka cawdaan xanunkan xilliga lagu gudo jiro bisha ramadaan.
Hadaba waakuwaan qaar kamid ah bulshada ku nool magalada dhobley oo ino sheegay in inta badan ay la xanunsad aan xanuunka gaaska xilliyada lagu gudo jiro bisha ramadaan.
Dhanka kale dr mohamed osman oo kamid ah dhaqaatiirta deegaanka dhoobley ayaa faafahin inaga siiyay waxuu yahay xanuunka gaaska iyo waxa sababa.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya