Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland oo kormeer ku sameeyay dugsiyada waxbarasho ee ku yaala magaalada Dhoobley.

0
461

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaarda waxbarashada Hidaha Iyo tacliinta sare ee dawlad goboledka jubbaland mudane cabdi naasir seeraar maax iyo xubno ka tirsan wasaarada waxbarashada sida agaasimaha horumarinta adeega waxbarashada dowlad goboleedka  jubbaland mudane mukhtar cabdi cusman ayaa kormeer kusameyay iskuulada magaalada dhoobley, kormeerkan ayaa ku aadanaa sidii lo xoojin lahaa marxalada ay kujiraan dhamaan iskuulda degaanka.

Wasirka wasarada waxbarashada hidaha iyo taclinta sare ee dowlad goboledka e jubbland mudane cabdinasir seeraar maaax ayaa maalmahan degaanka kawaday dardargalin dhinaca waxbarashada ku saabsan.

Kormeerka wasiirka iyo wafdiga la socday marka uu soo dhamaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay wasirka wasarada waxbarashada hidaha iyo Taclinta sare ee dawlad Goboledka  jubbaland mudane cabdi naasir seeraar maax isagoo sheegay inay uso jeesteen sidii wax uga qaban lahaayeen xaalada waxbarasho ee iskuulada degaanka dhoobley.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa