Warbixin:-Maxay tahay Sababaha keena in inta badan Gabdhaha aysan u dhameeystiran Waxbarashada

0
282

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada ayaa ah furaha nolosha,waalid kastana waxaa uu ku dadalaayaa caruurtiis inuu wax baro si mustaqabalkooda  uu u wanaagsanaado,tirada gabdhaha ee waxa ka barta dusgiyada ku yaalla magaalada dhoobley ayaa aad u badan,hadana ma ahan kuwa dhameeystira  waxbarshadooda.

Hadaba qaar kamid ah gabdhaha waxbartay ee ku nool magaalada dhoobley ayaa ka warbixiyay sababaha keena in gabdhaha waxbaranaya ay u dhimeystiranin waxbarshadooda.

Dhanka kale waxaan waraysi la yeelanay zamzam cabdiqadir aden oo kamid gabdhaha macalimiinta ee wax ka dhiga iskuulada deegaanka  waxayna inooga warbixisay waxbarashada gabdhaha iyo waxyaabaha inta badan keena inay isaga baxaan waxbarashada.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya