Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Nadaafadu waa aasaaska nolosha ,waana iimaanka barkii,taasoo macnaheedu tahay in dadku ay ku xisaabtamaan in mar kasta oo nadaafad darro timaado ay cudurro ka dilaaci karaan meel walbo ay bulsho ku nooshahay.
Sidaa darteed Nadaafada oo lagu dadaalo ayaa horseedi karta in bilicda deegaanka ay noqoto mid wanagsan sido kalana bulshada ay ku nooladaan caafimaad qab.
Hadaba Qaar kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha isbitaalka guud ee deegaanka dhoobley ayaa uga baaqay bulshada inay ku dadaalaan nadaafada iyagoo ka warbixiyay cudurada ka dhalan karo nadaafad darrada
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya