Gabdhaha baranaya Cilmiga Caafimaadka oo ku soo badanaya Deegaanka Dhoobley.

0
385

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha somaliyeed kuwooda waxbarta ayaa inta badan ku soo badanaya barashada  cilmiga caafimaadka taasi oo sababtay in gabdha badan oo Soomaaliyeed ay ka howl galaan xarumaha caafimaad.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa mudooyinkii danbe ku soo badanaayay gabdhaha Barta cilmiga caafimaadka waxeyna sababta gabdhaha ku sheegeen in ay jaceyl yihiin u gargaarida dadka iyo in ay ka caawiyaan bulshada dhanka caafimaadka.

Hadaba  qaar kamid ah gabdhaha baranaya cilmiga caafimaadka ee ku nool magaalada dhoobley ayaa warbaahinta sanguuni uga warbixiyay waxyaabaha ku dhaliyay barashada cilmiga caafimaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya