Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradu waa tirada ugu badan ee ku nool gudaha dalka waxa ayna kaalin weyn kaga jiraan qeybaha kala duwan ee bulshada,waxaana haatan dhalinyarada Magaalada Dhoobley loogu baaqay in kaalintidooda ka qaataan hormarinta bulshada.
Qaar kamid ah Dhalinyarada waxbartay ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa Dhalinyarada Deegaanka ugu baaqay in in aya ka shaqeeyan hormariinta iyo bilic soo celinta Deegaanka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa