Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka makka waa isbitaal si gaar ah loo leeyahay oo ku yaala magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose.Isbitaalkan ayaa asaasan mudo 2 sano ah waxuna daboolay baahiyo badano caafimaad oo ka jiray deegaanka oo ay kamid tahay qaliimada fudud iyo sido kale daawaynta bukaan jiif iyo bukaan socodba.Isbitaalkan ayaa intuu aasaasnaa bulshada ka baahi tiray adeegya badan oo caafimaad.
Hadaba Waxaan wareysi la yeelanay qaar kamid ah bulshada magaalada dhoobley ee u soo daawo doonta iyagoo islamarkaana bogaadiyay adeegyada isbitaalka ay ka helaan.
Dhanka kale dr muse cabdi garas oo ah agaasimaha isbitaalka Maka oo aan ku booqanay xafiiskiisa shaqo ayaa inooga warbixiyay xaalada isbitaalka iyo sido kale adeegyada caafimaad ee bulshada u qabtaan.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya