Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka goobweyn oo kamid ah deegaanada hoos yimada magalada kismaayo oo ah degaan caan ku ah dalxiska iyo waxsoo saarka beeraha ayaa intaa waxaa usii dheer Kalumaysiga madama uu alle ku manaystay bad baaxad leh iyo wabi Waana halka kaliya ee somaaliya uu isaga daro badda iyo wabiga.
Hadaba Qaar kamid ah dadka ka kalumaysto degaanka oo warbahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay Qaabka ay u kalumaystaan iyo caqabadaha ay kala kulmaan bada ama wabiga.
Ingineer jabriil naasir Sheekh Ahmed Gudomiyaha kalumaysatada deeganka goobwayn iyo nawaxigeeda ayaa isna warbaahinta uga warbixiyay qaabka uu yahay kalumaysiga degaanka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa