Dhalinyarada Soomaaliyeed oo looga Digay Isticmaalka Maandooriyaha.

0
440

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In badan oo kamid ah dhalinyarada soomaliyeed ayaa waxay isticmaalan noocyada kala duwan ee mukhaadaraadka oo dhibaato badan ku hayo umadda somaliyeed ee xag dhaqaalo iyo xag caafimaad intaba leh.

Dhalinyarada somaliyeed badankooda waxa inay mukhaadaradka  isticmaalan sabab u noqotay diibatooyinkii dalka ka dhacay iyo shaqo la’aanta jirto.

waxan wareysi la yeelanay mid kamid ah dhaqtiirta ka howlgasho deeganka dhoobley oo an wax kaweydiinay saameynta caafimaad ee ka dhalan karto cunista maandooriyaha noocyadhisa kala duwaan.

Dhanka kale Sheekh Xassan Rage oo kamid ah culimada magalada ayaa bulshada ka waaniyay mukhaadaraadka dhibaatooyiinkisa iyo ka ganacsigiisa.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa