Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxabarashadu waa furaha horumarka bulsho,Waddan kasta oo aduunka horumar gaaray, waxbarasho tayo leh ayuu ku gaaray.Sannadihii ugu dabeeyay, Soomaliya waxay qaaday talaabooyin fiican oo lagu hormarinayo waxbarashada Dalka.
Dhanka kale qaar kamid ah dhalinyarada wax ku soo baratay dalka dibadiisa ayaa sheegay in dhanka tignoolajiyadda waxabarashada ay ku wanaagsan tahay dalka dibadiisa madaama burbur muddo fog uu dalkeena ku jiray.
Hadaba qaar kamid ah dhalinyarada wax ku soo baratay dalka dibadiisa ee ku nool magaalada dhoobley ayaa Radio Sanguuni uga warbixiyay farqiga u dhaxeeya waxabarashada dalka iyo mida dibada.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya