Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilii abaaraha kajira dalka ay kasii darayaan marba marka kasii danbeyso haba ugu darnato jubbaland gaar ahaan gobolka gedo. deeganada ku tiirsan webiyada juba, daawa iyo nawaxigooda qoysas hor leh oo ay abaaratu saameysay aya soo gaaray garbahaarey,luuq iyo baardheere.
Xaalada macluul ah oo halisteeda wadata ayaa ka taagan deegmooyinkas iyo nawaxigooda kaamam barakacyaal ah oo laga yaag leley deegmooyinkan aya waxa buxdhaafiyay dadka ay abaartu saameysay
Dhanka kale waxa gabaabasi ku yimid biyahii webiyada dawo iyo jubba oo dhadhan iyo midba ay isbadaleen waxaana sameysey abaarta kajirta dalka sida muuqata dadka ayaa wajahayo xaalado noolaled iyo mid caafimaad. hay’addaha caafimadka iyo kuwa gargaarka ka shaqeeyo ee ariimaha bini adanimo iyo kuwa samo falka aya ugu baaqen in si dagdag ah aya uso gaaran
Qaar kamid ah dadka xaaladan adag wajahayo ee abaartu sameysey una soo hayamey magalada garbahaarey oo warbahiinta lahadaley ayaa sheegey in gabii ahaan xoolahoodi ay dhaafeen islamarkasina ay kasoo barakaceen biyo laa’an kajirto miyiiga badiiyaha
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa