Beeraleyda Magaalada Jowhar oo ka cabanaya cayayaano iyo cuduro Dalagga Beeraha dhibaateeya.

0
398

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa isasoo taraya cabashada ka imaaneysa Beeraleyda Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle iyo deegaanada hoosyimaado,waxaana haatan ay beeraleyda ay kacabanayaan cuduro iyo cayayaan.

Maxamed Makahiil Muxumed oo kamid ah beeraleyda tullooyin hos yimado Magaalada Jowhar oo warbahiinta la hadaley ayaa sheegey in ay hadatan ay wajahayaan xalad adag islamarkana beeraha ay intooda badan cuduro iyo cayayaan ay gaalen.

sido kalena ay jirto cabsi aya ka qabaan fatahaad u sameyo Webiga Shabelle maadama ay jilacsan yahiin goobihii gor hore uu ka fatahy webiga Maxamed Makaahiil ayaa maamulka shabeelalaha dhaxe iyo hay’addaha ka cadsatey in ay garab istagaan beeraleyda lagana kalmeeyo daweenta beeraha iyo tacabkooda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa