Maamulka Iskuulka Waamo ee Deegaanka Dhoobley oo kawarbixiyay xaalada waxbarasho ee Iskuulka.

0
514

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka hoose dhexe sare ee Waamo waxuu kamid yahay iskuulaadka ugu faca wayn magaalada dhoobley islamarkaana soo saaray da,ayar badan oo ay aqoontii ay barteen ay uga adeegaan dadka iyo dalkaba.

Iskuulka Hoose dhexe sare ee waamo ayaa waxa ka qalin jabisay 7 dufcadood waxaana qaar kamid ah ardayda ka baxday iskoolka aqoontooda ay ugu adeegaan bulshada soomaaliyeed.

Mid kamid ah mamulka iskuulka hoose dhexe sare ee waamo ustaad Abdi Maxamed Cabdullahi ayaa ka warbixiyay bilawgii iskuulka iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray iyo Adeegyada waxbarasho ay u ahayaan ardayda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa