Ganacsatada yar-yar Deegaanka Dhoobley oo codsaday in laga caawiyo Hormarinta Ganacsigooda

0
146

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Soomaaliyeed ee abuuranaya Meheradaha yaryar ee ganacsi ayaa mudooyinkii danbe soo badanayay kuwaasi oo aan inta badan helin Caawimaad la xidhiidha Horumarinta ganacsigooda.

Qaar kamid ah Ganacsatada yar-yar ee Deegaanka Dhoobley ayaan wax ka weydiyay sida u yahay Ganacsigooda iyo waxyabaha ay u baahan yihiin in laga caawiyo si ay ganacsigooda ay u hormariyaan.

Sido kale waxaan dhankiisa wareysi la yeelanay Cabdiqani Cabdullahi Haajir oo kamid ah dhalinyarada Deegaanka Dhoobley ee bartay Cilmiga dhaqaalaha anigo wax ka weydiinay Doorka ay Ganacsatada yar-yar ay ka qaataan Horumarinta Dhaqaalaha Dalka iyo sida loo hormarin karo ganacsatada abuuraneysa Ganacsiyada yaryar.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya