Jaziiradaha Gobolka Jubbada Hoose oo ay ka Taagantahay Xaalada Biyo La’aan ah

0
427

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qeylo dhaan xooggan oo ka soo yeereyso dadka ku nool Deeganada hoos yimaada degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay ka dhalatay kadib markii ay biyo la’aan xooggan soo food saartay  dadka ku nool halkaasi, waxaana ay maamulka iyo dadka deegaanka ay sheegeen in loo baahan yahay in loo gurmado bulshada  ay biyo la’aanta heysato.

Qaar kamid ah dadka ku nool degmada badhaadhe oo warbahiinta la hadley aya kawarbixiyeey biyo la’aanta aya xiligan wajahayaan.

Guddomiye kuxigenka degmada badhaadhe Yussuf Mohamed Ibrahim aya sharaxey deeganada aya xiligan kajirto biyo la’aanta

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa