Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa Kawaanka Hilibka Waxaa ku shaqeysta dhalinyaro fara badan kuwaasi oo iibiyo Hilibka Geela iyo Ariga oo dadka ay wada Cunaan,Xoolaha ayaa waxaa lagu soo qalaa meel gaar ah oo aan suuqa ahayn waxeyna kadib ay ku iibiyaan kawaanada.
Hadaba si aan wax badan uga ogaano dhalinyarada ka ganacasata hilibka sida Noloshooda ay uga Maareeyaan ayaan waxaa booqanay Kawaanka Weyn ee Magaalada dhoobley halkaasi oo ay ku shaqeystaan Rag iyo Dumarba.
Hadaba dhalinyaradaasi oo aan ku booqanay goobahooda shaqo ayaa inooga warbixiyay shaqadooda maalinla ah iyagoona dhanka kale dhalinyarada deegaanka ugu baaqay in ay shaqooyin abuurtaan.
Khadar Axmed Salaan ayaa ka warramaya